Posts

Life after Graduation: Challenges, Recommendations, and Way Forward

Image
Life after Graduation: Challenges, Recommendations, and Way Forward Introduction Graduating from university is a significant milestone, but it often marks the onset of new challenges for many students worldwide. The transition from academic life to the professional world can be daunting, particularly in regions with economic instability and limited job opportunities. Globally, graduates face high unemployment rates, a mismatch between their skills and market needs, a lack of practical experience, and inadequate career guidance. In Somalia, these challenges are further exacerbated by political and economic instability, and limited access to internships and practical training opportunities. A report by the Iftin Foundation in 2022 revealed that 25,000 youths obtained their first university degree, yet 69% face unemployment issues, with only 30% securing jobs within the first year. This means approximately 16,000 recent graduates remain jobless. This stark statistic highlights the urg...

Geedku waa gacalkaa

Image
 Geedku waa gacalkaa. Maanta waa 17 April oo ku beegan maalinta dhirta soomaaliyeed, waa maalin ay tahay in mudnaanta geedku leeyahay la is xasuusiyo, lana sameeyo hal ku dhigyo lagu muujinayo ahmiyadda dhirta, iyo olole dhirbeeris ah oo dhiig joojin u noqan kara dhir-jarista baahday oo dhulkeena taala. Sanadkaan waxa ay ku soo aaday April oo intii hore ka kulul oo cidwalba ay muhiimada geedku leeahay garawsan karto. Maanta la joogo dhibaatada deegaan ee dhulka soomaaliyeed ka taagaan waxaa uga weyni waa dhir jarista, hadaba maxaa dhacaya hadii dhirta la mooro duugo oo dhulka la arradiyo. "Marka meel dhirtu ku yaraato biyaha roobku wax ay waayaan wax hakiya si ay dhulka u galaan oo ciidda u waraabiyaan, qulqulkooduna wax uu qaadaa carradii kore ee wax beeri lahayd iyo cufkii iyo xaabkii ay carradaasi dugsanaysay ee korkeeda yaallay. Biyaha socda midabkooda casaanka ahi wax kale ma aha ee waa dheeftii ay wax ka bixi lahaayeen oo guuraysa, ilaa bacaad cadi meeshii ku soo hadho. Tab...

Habfekirka mala' awaalka ah

 Habfekirka mala' awaalka ah. "Hormarkaa naloo diidanyahay". Waxa uu isu arkaa barafisoor gaamuray oo aqoontii iyo ogaalkii dunidu sal dhigatay, wuxu fagaara kasta uga qudbeeyaa; in aan nahay dadka aduunka ugu kartida iyo aqoonta badan, dhulka ugu hodonsan ku noolnahay, xoolaha iyo dhul-beeraadka aan cid kale oo haysataahi jirin Alle nagu manaystay, wuxuu ku nuux-nuuxsadaa khayraadka bada iyo bariga ceegaaga, sida aduunyadu isugu haysato gurashadiisa, asiga oo intaa raacinaya mooganaanta dadka — 'badmaceeye'. Ninka sidaa wax u qaadaa dhigaya, waxa uu u-shaqeeyaa haayad shisheeye, oo waaba shaqaaale aan waligii shaqo asiga iyo ummaddu u aaydo ka curin — dalka uu hodontinimada jeebkiisa ah u ximbaariyay, dadka kartida badanina ku noolayeen.  Wuxu aad u dhaliilaa haayadaha samafalka ee kuwa UN-ku ugu horeyaan, wuxuu u arkaa dad cuuryaaminta ummadda u soo shaqa tagay, sidaana ay hormarka ugala dagaalamaan dalkiisa. Waxa uu aad uga xajiimoodaa mar walba oo uu maql...

Climate Change Vulnerabilities and Responses in the Horn of Africa

As of my last update in January 2022, the Horn of Africa region, including countries like Somalia, Ethiopia, Eritrea, Djibouti, and parts of Kenya and Sudan, is particularly vulnerable to the impacts of climate change. These impacts include droughts, desertification, water scarcity, and food insecurity. Climate change exacerbates existing challenges in the region, such as poverty, political instability, and conflict, making it more difficult for communities to cope with the changes. Droughts, in particular, have severe implications for agriculture and pastoralism, which are major sources of livelihoods for many people in the region. Efforts to address climate change in the Horn of Africa include resilience-building initiatives, investments in sustainable agriculture and water management, and international cooperation to mitigate the impacts. However, more concerted efforts are needed to build adaptive capacity and mitigate the effects of climate change in the region. In conclusion, whi...

Maantoole

 Maantoole Noloshii miyiga ee aan soo gaarnay waxaa ku yaraa baagamuudada oo dadka reerka oo dhami qofba kaalin ayuu ka lahaa, markaa sidii subaxa hore qofba howsha meesha uu ka leeyahay uga aado ayaa fiidkii la isku soo gurya noqon jiray, inta xoola aqoolka iyo karinta wixii la cuni lahaa lagu guda jiro, waxa ay dadka waaweyni caruurta ku maaweeli jireen sheekooyinka abka soo gaar ah ee nolosha wixii laga kasbay ku saabsanaa, halxiraale, googaaleysi, sheeko xariiro iyo wixii la halmaala si garaadkooda wax loogu biiriyo, loona baro afkooda iyo hidahooda, sidoo kale aysan cashada uga hurdin caruurtu. Maaweeladaas lagu fiidsado waxaa loo aqoon jiray maantoole waayeelku ilmaha ugu maantooleeyo, ama dhalinyaradu dhexdooda ku maantooleysato, wuxuu ahaa dugsi madaxbanaan oo waayaha aduun ee ummadda laga soo barto. Maxaad ka xasuusataan?.

Duur-joogta ' Wildlife'

Maanta la joogo waxaa carro-edeg oo dhan ka aaloosan qeylodhaanta ku saabsan dhibaatooyinka deegaan ee isbedelka cimiladu ugu weynyahay. Meelaha walaaca adagi ka jiro waxaa ka mid ah hoos u dhaca baahsan ee ku yimid tirada duurjoogta adduunka. Duur-joogtu waa xayawaano u koro ama u dhaqan si ka madax bannaan xanaannada dadka. waxaana lagu tiriyaa hantida qaran ee ummadduhu leeyihiin. Noocyada kala ah naasleyda, shimbiraha, xamaaratada iyo kalluunka waxaa ku dhacay hoos-u-dhac gaaraya 69% celcelis ahaan tan iyo 1970, marka loo eego WWF's Living Planet Report 2022.  Afrika marka la eegana in ka badan 6,400 oo xayawaan ah iyo 3,100 dhirta Afrika ayaa halis ugu jira in ay dabar go'aan, sida ururka International Union for the Conservation of Nature (IUCN) uu xusay. Khatartan waxaa inta badan sababteeda leh arrimo isbiirsaday oo ay ficilada dadku keenaan sida; ugaarsiga, ka ganacsiga sharcidarrada ah, iska horimaadka aadanaha iyo duurjoogta ( human-wildlife conflict ), lumi...

Carro-guur. 'Soil erosion'

Image
"Maxay damal weyn shiteen  Maxay qudhac deebiyeen Waxay dab sudheen dhirtii Dhulkay midab-dooriyeen Bal eeg degelkii hufnaa,  Bir iyo waxa daasad yaal". Dabahuwan —Hadraawi Carrada oo ah lakabka sare ee dhulka kaa oo isku xira dhammaan nolosha dhulka ka jirta. Waxaa lagu tiriyaa mid ka mid ah kheyraadka ugu qaalisan ee aadanaha. Tan iyo markii uu hanaqaaday kacaakii warshadaha, deegaanku waxa uu wajahayay dhibaatooyin tiro beel ah oo uu carroguur-ku ka mid yahay. Carroguur-ku waa lumida carrada qeybteeda kore ee hodonka (fertile) ah, taa oo aasaas u ah wax soo saarka beeraha iyo guud ahaan korintaanka dhirta. Waxaa lumay kala bar carradii kore ee dhulka 150kii sano ee la soo dhaafay. dhir xaalufinta ayaa ah sababta ugu weyn ee carroguur-ka dhalisa. Dhirgoynta, dhuxulaysiga, beerofalashada xaalufinta daaqa, abaaraha, roobyarida, daadka, dabaylaha iyo guud ahaan isbedelka cimilada, ayaa loo tiiriyaa sababaha ugu waaweyn ee carroguur-ka dhaliya. Dhibaatadaa deegaaan ee 'ca...

Abaarta iyo Aayaha reer Guuraaga.

 Abaarta iyo Aayaha reer Guuraaga. Abaartu waa mid ka mid ah dhibaatooyinka deegaan ee aduunka oo dhan ka jiro, waxaa lagu tiriyaa musiibooyinka dabiiciga ah ee biyaha la xariira (Hydrological Disasters). Waxa ay qeyb ka tahay isbedelka cimilada ee aduunka faraha ba'an ku haaya. Abaartu waa muddada roob la'aanta oo dheeraata, sababna u noqota biyo la'aan baahda taas oo dadka, deegaanka iyo duuyadaba saameyn xun ku reebta. Waa musiibo dabiici ah, sidoo kale dadka ayaa sababaheeda kaalin ku yeesha, ma ahan wax la baajin karo, waxaase lagula tacaalaa u toog hayn iyo ka tabaabushaysi, si wax yeeladeeda loo baajiyo. Abaartu waxa ay ka dhacdaa aduunka oo dhan waxaase kala duwan soo noqnoqadka ( Drought frequency) iyo wax yeelada ay dadyowga ku reebto, taa oo ku xiran kala gedisnaanta duruufaha nololeed [Heerka nuglaanshaha] ee dadka iyo deegaanku ku suganyihiin. Africa waa meelaha ay abaartu sida xun u saameyso sababa la xariira cimilada qaaradda, dhaqaalaheeda oo isbedelka ci...

Environmental science

Image
Environmental science is an interdisciplinary field that studies the interactions between the physical, chemical, and biological components of the environment. It encompasses a broad range of topics, including the impact of human activities on the environment, ecosystem health, conservation, and sustainability. In environmental science, scientists investigate various aspects of the environment, such as air quality, water resources, soil composition, climate patterns, and biodiversity. They collect and analyze data to assess the condition of ecosystems, identify environmental problems, and propose solutions for their mitigation or prevention. One of the major areas of focus in environmental science is understanding and addressing climate change. Scientists study the causes and consequences of global warming, including the role of greenhouse gases, the impact on ecosystems and biodiversity, and potential strategies for adaptation and mitigation. Additionally, environmental scientists stu...